Hano Technical University

Hano Technical University

Higher Education

Mogadishu, Banadir 527 followers

HTU was established to build partnerships and cultivate future innovators by providing world-class technical & STEAM Edu

About us

Hano Technical University was established to build partnerships & cultivate future innovators by providing world-class technical & STEAM education, entrepreneurship, climate change & environmental tech-education. We are committed to provide affordable, accessible, sustainable & quality education which is purpose-driven, ensuring our services are effective & efficient; that meets student’s as well as industry’s expectations. We hope that you will choose Hano Technical University as the place to launch your professional career. We guarantee you an unparalleled theoretical & practical learning atmosphere. Whatever professional area you are interested in, we shall be glad to guide & mould you into a competent, responsible, employable worker, brimming with initiative & creativity. Choosing to attend Hano Technical University can offer many benefits for you as student looking to pursue a career in STEAM, or other technical fields. Here is why: • Specialised Curriculum: That focuses on the technical & practical aspects of a particular field, providing a deeper understanding of the subject matter & more hands-on learning opportunities • Strong Industry Connections: To industry leaders & employers which provide a valuable networking opportunity & can increase students’ chances of finding a job after graduation • Research Opportunities: Providing students with opportunities to conduct research collaborations which is an excellent way for students to gain experience & make valuable contributions to their field of study • Experienced Faculty: Our experienced faculty members are experts in their field. They are here to provide you with valuable guidance & mentorship as you pursue your study • Career-Oriented: Curricula & research focus is geared towards preparing students for a specific career or profession, rather than providing a broad education • Flexible Programs: Our flexible programs allow students to tailor their studies to their individual needs & interests

Website
www.hanotechnicaluniversity.org
Industry
Higher Education
Company size
11-50 employees
Headquarters
Mogadishu, Banadir
Type
Educational
Founded
2019

Locations

  • Primary

    KM4, Taleex Street, Hodan District

    Mogadishu, Banadir KM4, SO

    Get directions

Employees at Hano Technical University

Updates

  • Maanta waxaa ka hadleenaa Bachelor's degree geena ee Environmental Science and Sustainable Management ee Hano Technical University. Halkan waxaa ku xusi doonaa wax ka mid ah qodobbada muhiimka ah ee ku saabsan barnaamijkan: 1. Ujeedada Barnaamijka Bachelor's degree geena waxaa loogu talagalay in ardayda ay helaan aqoon qoto dheer oo ku saabsan cilmiga deegaanka iyo maareynta waara. Barnaamijku wuxuu diiradda saarayaa sidii loo fahmi lahaa dhibaatooyinka deegaanka iyo sida loo xallin karo iyadoo la adeegsanayo habab waara. 2. Mawduucyada La Baranayo Ardayda waxay baran doonaan mawduucyo kala duwan oo ay ka mid yihiin: - Cilmiga deegaanka - Maareynta kheyraadka dabiiciga ah - Isbeddelka cimilada - Xaaladaha deegaanka - Siyaasadaha deegaanka - Maareynta qashinka 3. Fursadaha Shaqo Ka dib marka ay dhammeeyaan barnaamijka, ardayda waxay heli doonaan fursado shaqo oo kala duwan, sida: - La-taliye deegaanka - Maareeyaha kheyraadka dabiiciga ah - Khabiir ku takhasusay isbeddelka cimilada - Shaqaalaha hay'adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn ee la xiriira deegaanka 4. Muhiimada Barnaamijka Barnaamijkan wuxuu muhiim u yahay horumarinta bulshada iyo ilaalinta deegaanka. Ardayda waxay baran doonaan sida loo sameeyo xalal waara oo ka caawiya bulshada inay la qabsato isbeddelada deegaanka. 5. Fursadaha Waxbarasho Hano Technical University waxay bixisaa fursado waxbarasho oo kaladuwan, sida internships, cilmi baaris, iyo barnaamijyo is-dhaafsi oo caalami ah, si ardayda ay u helaan khibrad dheeri ah. Haddii aad qabtid su'aalo gaar ah ama aad rabto inaad wax badan ka ogaato barnaamijka, fadlan nala xiriir ama nagu soo booqo xarunteena ku taalo Taleex, agagaarka isbitaalka Lamaanaha. #EnvironmentalScience #Climatechange

    • No alternative text description for this image
  • Ma Ogtahay? Warshadaha wax soo saarka Soomaaliya waxaa laga dareemayaa isbedel aad u weyn, oo ku asteysan kobac degdeg ah iyo hal-abuurnimo! Maaddaama uu qaranku aqbalayo technology cusub iyo dhaqamada waara, baahida loo qabo engineers ka xirfadda leh weligood may sare u qaadin. Xirfadlayaashan ayaa safka hore kaga jira kacaankan warshadaha, iyaga oo horseed u ah horumarka dib u habeynaya muuqaalka wax soo saarka Soomaaliya. Laga soo bilaabo naqshadaynta machines ka cirifka leh ilaa hirgelinta hababka wax soo saarka hufan, engineers ka ayaa lagama maarmaan u ah horumarinta wax soo saarka iyo tayada. Wax ku biirintoodu maaha oo kaliya inay kobciyaan dhaqaalaha laakiin waxay sidoo kale abuuraan fursado shaqo waxayna wanaajiyaan heerka nololeed ee bulshooyinka dalka oo dhan. Diyaar ma u tahay inaad qayb ka noqoto isbedelkaan weyn? Haddi aad tahay engineer hammi leh ama xirfadle khibrad leh, hadda waa wakhtiga ugu habboon ee aad ku biiri lahayd qaybtan kobcaysa oo aad samayn karto saamayn macno leh. Haddii aad tahay arday hadda rabo inuu bartana bachelors keena Wadajir, waxaan u dhisi karnaa Soomaaliya mustaqbal ifaya, barwaaqaysan! Isdiiwaan gelinta wey socotaa!! 1. Diploma’s https://lnkd.in/gsprKbRU 2. Bachelor’s Degree: https://lnkd.in/dcr5E-3n 3. Master’s Degree: https://lnkd.in/dkVrfcMn #Soomaaliyamanufacturing #EngineeringOpportunities #JoinTheGrowth #Hanotechnicaluniversity

    • No alternative text description for this image
  • Hadii aad ka mid eheed dadka ka soo qeyb galay Open Mic Debate ka dhacday HTU, halkaas oo aanu ku qotominnay mawduuca muhiimka ah ee xoolaha dhaqato iyo guud ahaan dhul-beereedka dalkeenna. Fikradaha la wadaagay intii lagu jiray doodan waxay ahaayeen kuwo aad u qiimo badan, oo muujinaya muhiimada ku-dhaqanka joogtada ah iyo hal-abuurka beeraha. Hadii aad tahay qof jecel fikrad wadaaga iyo dood cilmiyeed, nala soco. #Agriculture #OpenMicDebate #SomaliSTEMSociety2024 #SustainableFarming #InnovationHub #somaliagriculture

    • No alternative text description for this image
  • “ 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧! ’’ Furaha Mustaqbalkaaga: Awoodda ay leedahay Bachelor's degree ga ee Computer Science. Shahaadada Bachelor's degree ga Jaamacadda farsamada gacanta ee Hano Technical University. Sir ma ahan in ay dad badan xiiseeyaan Computer Science oo waa barnaamij kaas oo loga jecelyahay dalka iyo dibada ba. Barnaamijka Bachelor's degree ga waxa oo si caadi ahaan socda afar sano wuxuuna daboolayaa mowduucyo badan oo la xiriira xisaabinta, barnaamijyada, iyo tignoolajiyada guud ahaan ba. Waa kuwan qaar ka mid ah qaybaha muhiimka ah ee barnaamijkan: 1. Mawduucyada Muhiimka ah : Ardaydu waxay inta badan bartaan maaddooyinka sida luqadaha barnaamijyada, algorithms, data structurds, dhismaha kombiyuutarka, software engineering, maamulka xogta, horumarinta shabakada, iyo nidaamyada hawlgalka. 2. Xisaabta iyo Aasaaska Aragtiyeed: Kuwaas oo ka mid ah koorsooyin xisaabeed kala duwan, calculus, iyo statistics, kuwaas oo lagama maarmaan u ah fahamka algorithms iyo aragtida xisaabinta. 3. Cashiradda oo aad u qadaneyso qaab theory iyo practical ah: Barnaamijyada intooda badani waxay xooga saaraan waayo-aragnimada iyo practicalka, taas oo u oggolaanaysa ardayda inay ku dabaqaan aqoontooda xaaladaha dhabta ah. 4. Specializations : Ardaydu waxay heli karaan ikhtiyaarka ah inay ku takhasusaan meelaha sida Artificial Intelligence, Cybersecurity, Data Science, Mobile App Development, ama Game Development. 5. Fursadaha Shaqada ama Waxbarasho Dheeraad ah : Shahaadada Bachelor's degree ee Computer Science ka ee Jamacadda Farsamada gacanta Hano Technical University waxa ay sidoo kale u adeegi kartaa sidii jaranjaro waxbarasho oo dheeraad ah, sida shahaadada Masterka ama shahaadooyin xirfadeed ee technology ga gaarka ah. Wax su'aalo gaar miyaad qabtaa ama mawduucyo aad jeceshahay inaad si dheeraad wax ugu barato? mise u ogaato oo ku saabsan Bachelor's ee Jaamacaddeena? Commentiga nogu dhaaf wixi su'aal aad qabtid. Is diiwaan gelintana wey socotaa, halkaa iska diiwaan geli 1. Diploma’s https://lnkd.in/gsprKbRU 2. Bachelor’s Degree: https://lnkd.in/dcr5E-3n 3. Master’s Degree: https://lnkd.in/dkVrfcMn

    • No alternative text description for this image
  • Are you ready to take the next step in your academic journey? The EducationUSA Sub-Saharan Africa Virtual Fair 2024 is your gateway to studying in the USA! Connect directly with admissions representatives from over 150 U.S. colleges and universities and explore endless opportunities. 🎓 📅 Date: Tuesday, October 22nd, 2024
🕓 Undergraduate Fair: 4:00 PM - 6:30 PM EAT
🕖 Graduate Fair: 7:30 PM - 10:00 PM EAT Don’t miss out! Register now: bit.ly/USVirtualFair24

    Student Registration Form: EducationUSA Sub-Saharan Africa Study in the U.S. Virtual Fair 2024

    Student Registration Form: EducationUSA Sub-Saharan Africa Study in the U.S. Virtual Fair 2024

    docs.google.com

  • View organization page for Hano Technical University, graphic

    527 followers

    “ 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧! ’’ Ku soo dhawoow Orientation week ga ee Jaamacadda Farsamada gacanta ee Hano Technical University Orientation week! Ardaydeena qaaliga ah, Shalay waxay eheed maalinta koowaad ee Orientation week berrito waxay noqon kartaa maalintaada. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan kugu soo dhaweyno Jaamacadda Farsamada gacanta ee Hano Technical university, halkaas oo hal-abuurnimadu ay kula kulanto waxbarashada! Markaad gasho safarkan xiisaha badan, waxaanu rabnaa inaanu hubino inaad haysato dhammaan agabka iyo macluumaadka aad u baahan tahay si aad ugu horumarto waxbarashadaada iyo noloshaada gaarka ah. Faahfaahinta: - Taariikhda: [30/9/24] - [06/9/24] Goobta: [Hano Technical University Campus] Dalxiiska Campus: Campuskaga kala baro, laga bilabo STEAM section ka ilaa libraryga casri ah oo buug qalbo aad ka heli doonto iyo agabyada aad skills kaga ku dhisi laheed. Kala baro Faculty kaga: Baro macalimiintaada iyo la-taliyayaashaada tacliimeed kuwaas oo ku hagi doona inta aad waxbarashada ku jirto. Ururada Ardayda: Baro naadiyada iyo ururada kala duwan ee aad ku biiri karto si aad kor ugu qaaddo Workshops: Ka qayb-qaado casharro ku saabsan xirfadaha daraasadaada, maaraynta waqtiga, iyo in ka badan si aad u gaadho guul. Nagu soo biir maalin xusuus leh. Isdiiwaangali Hadda: 𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dcr5E-3n 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dkVrfcMn 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐨: Xarunta Jaamacadda, ee ku taal Xaafadda Taleex, KM4, Dagmada Hodan, Muqdisho, Soomaaliya. Jaamacadu waxa ay daris la tahay Xarunta Dagmada Hodan. 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚: https://lnkd.in/dRZ9Yv5T Xirfad La'aan Waa Shaqo La'aan #Xirfad #Jaamacad #Shaqo #Horumar #MacalimiintaQaranka #Soomaaliya #FarsamoGacan #HanoTechnicalUniversity #HTU #waxbarasho #STEAM #Practical

    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
      +1
  • Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University ayaaa sitimaankii 4aad u qabatay Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SNUT taasoo ku salaysan Technical and STEAM Education. Ayadoo ay socotay muddo 4 Sitimaan ah, waxaa lagu tababaray Macalimiinta itus oo taabsii ah loogu samaynayey madooyinka scientific subjects-ka iyo Mechanical Engineering si ay usii gaarsiiyaan ardaya Soomaaliyeed. Tababarku waxaa kasoo qayb galay macalimiin kala duwan ee ka kala socdo iskuulla la duwan. ------------- Ma doonaysaa inaad barato Degree ku salaysan xirfad hadaba horey usoo gaar Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University Iska Diiwaangali Adiga oo Adeegsanayo Link-gan Hoose: • 𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dcr5E-3n • 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dkVrfcMn 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐨: Xarunta Jaamacadda, ee Ku Taal Xaafadda Taleex, KM4, Dagmada Hodan, Muqdisho, Soomaaliya. Jaamacadu waxa ay daris la tahay Xarunta Dagmada Hodan. 𝐒𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐜 𝐋𝐚𝐦𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚: 61 3788286 🌐 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚: https://lnkd.in/dRZ9Yv5T Xirfad La'aan Waa Shaqo La'aan #Xirfad #Jaamacad #Shaqo #Horumar #MacalimiintaQaranka #Soomaaliya #FarsamoGacan #HanoTechnicalUniversity #HTU #waxbarasho #STEAM #Practical

    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
      +6
  • Nala eeg Sheekada gaaban ee ku saabsan Macalin Sacdiyo Ibrahim. Safarka Sacdiyo ee tababarka macalimiinta waxa uu ku biiriyey hab is bedel dhanka STEM taasoo awood u siisey in ay dhiirigelin ku samayso macalimiinta kale. Tababarka ay qabatay Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University ee ku saabsan STEMTraining waxay ka heshey xirfaha ay sare uqaadidda aqoonteeda waxbarid . ___________ Nagusoo biir maanta Ma doonaysaa inaad barato Degree ku salaysan xirfad hadaba horey usoo gaar Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University Iska Diiwaangali Adiga oo Adeegsanayo Link-gan Hoose: 𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dcr5E-3n 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dkVrfcMn 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐨: Xarunta Jaamacadda, ee Ku Taal Xaafadda Taleex, KM4, Dagmada Hodan, Muqdisho, Soomaaliya. Jaamacadu waxa ay daris la tahay Xarunta Dagmada Hodan. 𝐒𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐜 𝐋𝐚𝐦𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚: 61 3788286 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚: https://lnkd.in/dRZ9Yv5T Xirfad La'aan Waa Shaqo La'aan #Xirfad #Jaamacad #Shaqo #Horumar #MacalimiintaQaranka #Soomaaliya #FarsamoGacan #HanoTechnicalUniversity #HTU #waxbarasho #STEAM #Practical

  • Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University ayaa qayb ka aheed kulanka Is-afgaradka la xiriira Cilmi-baarista musiibooyinka, tababarrada iyo soo saarista cudud shaqaale oo taqasus u leh cilmiga maareynta khataraha musiibooyinka taasoo Hay'adda Maareynta Musiibooyinka la saxiixatay qaar kamid ah Jaamacadaha dalka. Guddoomiyaha Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University Dr Sadiyo Siad ayaa kamid aheed guddiga ku matalayey Jaamacadda. _________________ Matahay arday doonayo in uu barto qaybaha la xiriira isbedelka cimilada, hadaba ha moogaan Jaamacadda waxay u samaysay hal kuliyad u gaar ah ahna "Faculty of Climate Change, Renewable Energy & Environment" Iska Diiwaangali Adiga oo Adeegsanayo Link-gan Hoose: 𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dcr5E-3n 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫’𝐬 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞: https://lnkd.in/dkVrfcMn 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐨: Xarunta Jaamacadda, ee Ku Taal Xaafadda Taleex, KM4, Dagmada Hodan, Muqdisho, Soomaaliya. Jaamacadu waxa ay daris la tahay Xarunta Dagmada Hodan. 𝐒𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐜 𝐋𝐚𝐦𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚: 61 3788286 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚: https://lnkd.in/dRZ9Yv5T #JaamacaddaFarsamadaGacantaeeHano #HanoTechnicalUniversity #Maareyn

    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
    • No alternative text description for this image
  • Xirfad La’aan waa shaqo la’aan! Sheekada gaaban: Yaxye Cali oo kamid ah Ardayda Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University Sanadkii 2023, Yaxye Cali waxa uu bilaabay safarkiisa waxbarasho ee Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University, asagoo xiisaynaya barashada Technical-ka Jaamacadda ayaa Sanadkii asaasiga ahaa kusoo kordhisay barashada STEAM kaasoo si practical ah ay u samaynayeen Ardayda Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University waxay siisay Yahye fursad uu ku helo aqoon farsamo iyo kalsooni, Yahye wuxuu tusaale u yahay ardayda kale, isagoo muujinaya in waxbarashada iyo dedaalku ay guul keeni karaan. Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University waa goob ku habboon qof walba oo doonaya inuu kor u qaado aqoontiisa Farsamada iyo STEAM. ------------------------------------------ Habada hadaad kamid tahay Ardayda 2024-2025, Jaamcadda waxay kuu ballanqaadaysaa Foundation Year-ka si FREE ah intaa waxaa kuu raaca foundation year-ka marka aad dhamaysato waxaad baran doontaa 6 bilood oo Xirfad lacag la’aan ah sidaad ogtahay halku dhigga jaamacadda ayaa ah Xirfad la’aan waa shaqo la’aan. Hadaba si aad aqoon xirfad leh iyo luqad ingiriis lacag la’aan u barato walidkaana lacagta ugu baajiso kusoo biir Jdaamacada Farsamada Gacanta ee Hano Technical University yuusan kaa buuxsamin oo kamid noqo 100 arday ee ka ugu horeyso oo fursadaas ka faa’idaysato. Ujeedka ayaa ah in ay Jaamacadda soo saarto arday leh aqoon xirfadaysan, sidoo kale dabooli karo baahida xirfadeed suuqada shaqada ka jirta. Jaamacadda waxay ku talaa Wadada Taleex agagaarka dagmada Hodan ama kala so xariir xafiiska Diiwaangelinta ardayda ee jamacada lambarka 061 3788286 Kaaley maanta xirfad baro oo bari shaqeyste noqo. #SheekadaGuusha #WaxbarashadaSTEAM #JaamacaddaFarsamadaHano #MustaqbalkaHogaamiyayaasha #STEM

Similar pages